Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Is Casilay
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 04 2008
Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Is Casilay
Written by Ali Moallim   
Sunday, 04 May 2008

Baydhabo,(insidesomalia.org)- Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta xilkiisa iska Casilay, isagoo Iscasilaadiisa ku saleeyay xil gudasho la’aanta Baarlamaanka ee ku aadan la xisaabtanka Xukuumada Soomaaliya ee uu hor kacayo Ra’isul Wasaare Nuur Cadde.

Xildhibaan Axmed Max’ed Cabdi FAO oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Saxaafada u sheegay in uu iska Casilay ama uu baneeyay xilkii uu uga midka Ahaa Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa uu ku sababeeyay ka tagidiisa Baarlamaanka Mr Axmed FAO in uu awoodi waayay marxaladani lagu jiro iyo Baarlamaanka oo awoodi waayay in uu daba galo Xukuumada qodobadii loo saaray iyo arimo kale.

“ Iska Casilaadeeyda Waxaa keenay Marxaladani Dalka uu ku jiro iyo weliba Baarlamaanka ayaa waxaa uu ku daba gali waayay Xukuumada arimo looga baahnaa in wax laga weeydiiyo” ayuu yiri Axmed Max’ed Cabdi FAO oo sheegayna maanta in uu ka tanaasulay ka mid ahaanshiyaha Baarlamaanka.

Xilidhibaan Axmed Max’ed Cabdi FAO ayaa waxaa uu in mudo ka mid ahaa Xildhibaada Baarlamaanka Soomaaliya isla markaana uu ku soo gudo jiray Baarlamaanka,lamana oga in ay jiraan arimo kale uu isaga casilay xilkii uu ka hayay Baarlamaanka.

Ma’ahan Markii ugu horeeysay ee Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya uu isaga tago xilkii uu ka hayay Baarlamaanka, iyadoo Xilidhibaadii horay u baneeyay Boosaska Xildhibaanimo ay ku sababeeynayeen xaaladaha Dalka Ka jira oo ay ku shaqeeyn waayeen.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >